Bacdii Dhowrtadu waa Maratay
2. maj 2010 af A. DualehDawladaha iyo bulshada duniduba waa ka daaleen, kooxaha soomaaliyeed ee caadaystay inay dunida baryo aan dhammaan, bac madow oo ay ku dhawrtaysanayaan kula wareegaan
Dagaal Ba’an oo Dhexmaray Ciidan Geel Ka Kooban Iyo Ciidamada AMISOM
2. september 2009 af adminCiidamada AMISOM oo dagaal sawaariikh iyo madaafiicda culus laysu adeegsaday ayaa markii saacado si ba’an laysu garaacayay ciidankii geela ahaa oo duulaan kusoo ahaa magaalada Muqdisho goobtii dagaal, si fir-fircoon ugaga adkaaday, halkaas oo ciidankii geela ahaa lagu jebiyay!!!
Bal qoraalkan oo Soomalitalk arrintaa ka qortay iyo sawirradii ka faafisay sii aqri, ra’yigaagana ka dhiibo. …Read more
test